About Hagarlaawe Academy
Ku soo dhawoow Akadeemiyada Hagarlaawe, oo ah xarunta ugu weyn ee wax barasho oo u heellan in bulshada Soomaaliyeed lagu xoojiyo aqoonta iyo xirfadaha looga baahan yahay in looga ganacsado suuqa sarrifka ee Forex iyo Cryptocurrency.
Hadafkayagu waa inaan bixino wararkii ugu dambeeyay iyo jawiga waxbarasho ee ugu wanaagsan qof kasta oo raadinaya inuu heer sare ka gaaro suuqyada maaliyadeed ee online-ka ah. Iyada oo loo marayo waxbarasho dhameystiran, maaraynta khatarta, iyo maqaallada maalinlaha ah, isla markaana ardayga ku daba galna in uu wax fahmayna imtixaan ka qaadna.
Waxyaalaha noo gaarka ah:
- Falanqaynta wararka joogtada ah si loo abuuro doodo qotodheer iyo falanqaynta isbeddelada ugu dambeeyay ee Forex iyo Crypto.
- Maqaallada maalinlaha ah: ee ka hadlaya wararkii ugu dambeeyay, cusboonaysiinta suuqa, iyo khibradaha khabiirada.
- Koorsooyin: si khibradd leh loo diyaariyay ee u adeega kuwa bilowga ah iyo ganacsatada khibradda leh, iyagoo siinaya agabka iyo aqoonta lagama maarmaanka u ah guusha ruuxa.
Hoggaamiyaha:
Akadeemiyada Hagarlaawe waxaa hogaaminaya maamulaha guud ee Machadka Sakariye Cumar.
Sakaria oo leh aqoon sare oo xagga ganacsiga ah, isla markaana aad u jecel waxbarashada, horayna u ahaa bare dugsi sare Xisaab iyo Physics, isaga oo haysta shahaadada Masters of Educational Management and Curriculum.
Nagu soo biir Akadeemiyada Hagarlaawe oo ka mid noqo bulshada waxbarashada kobcaysa. Wadajir, ayaan u socon karnaainnaga oo dhammaanteen suuqyada caalamka ka gaadhi karna guul.